Maamulka Degmada Jowhar oo Bulshada ugu Baaqay Qaadashada Talaalka Dabeeysha

0
72
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tallaalka ka hortaga a  ayaa ah mid muhiim u ah Bulshad kana hortaga Cuduro badan oo saameeya Caruurta sida Dabeeysha iyo Jadeecad.

Maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe iyo kana Degmad Jowhar ayaa Bulshada ugu Baaqay in ay qaatan Tallaalka Caruurta 5 sano ka yar si loo yareeyo cudura faafa.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here