Xeer ilaaliyaha Qaranka oo ku baaqay in lagu dadaalo Cadaaladda

0
49
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleeyman Maxamed oo ka qeybgalayย ย shirka madasha ๐—›๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜… ๐—ž๐˜‚-๐—ข๐—ผ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—•๐—ฎ๐—ต๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ oo dhawaan lagu qabtay magaalada Kismaayo ayaa waxuu ayaa waxuu ka hadlay sida lagu hormarin karo Arimaha Cadaaladda iyo Garsoorka, isagoona sheegay in talaabooyinka la xariirata garsoorka ay tahay mid ku dhisan Cadaaladda.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here