Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose Waxa Manta so gaaray Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo ey Qeeb Wasiirada Wasaaraddaha Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Goboleedyada Dalka.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.