Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Bilowday Wadatashiyada Xarunta Ka-Jawaabidda Xaaladaha Deg-degga ah ee Amniga Internet-ka

0
46
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ee Soomaaliya (HIQ) ayaa maanta bilowday wadatashiyo ku saabsan aasaaska Xarunta Ka-Jawaabidda Xaaladaha Deg-degga ah ee Amniga Internet-ka (CSIRT). Xaruntan ayaa noqon doonta mid muhiim u ah xoojinta amniga internetka ee dalka, iyadoo diiradda saaraysa sugidda amniga kaabayaasha aasaasiga ah sida isgaarsiinta, maaliyadda iyo kuwo kale.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here