Bulshada Soomaaliyeed ayaa ah ku la daala dhacaya saamaynta ka dhalatay isbadalka cimilada sida abaaraha ,daadadka xili robaadka iyo fataahod sanado badan soo noq noqday.
Dadka oo aan fahan buuxa ka haysan isbadalka cimilada iyo samaaynta ka imaan karta ayaa bulshadadeena ka dhigtay kuwo u nugul isbadlka ka dhasha cimilada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.