Kalluumaysatada Jasiiradda koyama oo kawarbixiyay shaqo malmeedkooda

0
52

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Jasiirada Koyama waa jasiirad dhacda gobalka Jubbada Hoose taas oo qiyaasto 45-km jahada KG kaga beegan magaalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada  Hoose.

Jasiirada koyaama ayaa waxa hada kunol ku dhawaad 20 qoys kuwaas oo ay nolashoodu ku tiirsantahay kalumaysiga bada taas oo subax kasta tobanaan ka mida bulshada jasiirada ay u shaqa tagaan bada si ay u soo Jubbaland.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here