Madaxa Fulinta Hay’adda Taya dhowrka Jubbaland oo Kawarbixiyay Shaqooyinka Hay’adda

0
46

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Tayodhowrka Jubbaland oo ah  Hay’adda u taagan kana shaqeeysa kahortagga rashiinka noocyadiisa kaladuwan ee la keeno deeganada Jubbaland ee ka soo dega dekadda Magaalada Kismaayo garoonka diyaarahaha iyo kuwa ka soo gala xuduudaha dadlalka dariska ayaa  inta aysan ugudbin gudaha Magaalada waxaa tayadooda Baarta Hay’adda Taya dhowrka Jubbaland  si wixii tayadoodu xuntahay loo qabto  si loo ilaaliya bad qabka bulshada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here