Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo daah-furay Tallaalka Carruurta ka yar shanta sano

0
87

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Barnaamijka Tallaalka caruurta ka yar shanta sano, kaasi oo lagaga hortagaayo cudurada faafa.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here