Hey’adda Korantada Qaranka oo maanta daahfurtay Rukhsada bixinta adeegga korantada

0
39
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hey’adda Korantada Qaranka ayaa maanta waxay magalada Muqdisho ka daahfurtay Rukhsada bixinta adeegga korantada
munaasabada ayaa waxaa ka soo qeygalay Ra’iisal wasaare Kuxigeenka dalka , wasiirka wasaradda Tamarta iyo kheyrdka Biyaha XFS.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here