Shir looga hadlayay mashruuc lagu caawinayo bulshada nugul oo Kismaayo lagu qabtay

0
50

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa lagu qabtay shir lagu ansixinayo qaabkii uu u shaqaan lahaa Mashruuc ay maalgalinayso Hay’adda GIZ oo laga leeyahay dalka Jarmalka kaas oo lagu caawinayo in ka badan 400 oo qoys oo ah dadka nugul ee ku nool deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here