Machadka Al-luqmaan oo lagu soo kordhiyay qeybta waxbarashada aas’aasiga ah

0
38

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Machadka barshada Qur’aanka kariimka iyo Culuumta maadiga ee Al-luqmaan ee magaalada Baladweyne ayaa lagu soo kordhiyay qayb waxabarashada aas aasiga taasi oo shaqayn doonto maalmaha khaamiis iyo Jimcaha.

Qaybtaan waxbarashada aas aasiga ayaa waxaa loogu talagalay dadka waaweyn iyo caruurta taasi oo lagu bari doono maadooyiinka aas aasiga u ah waxabarashada sida Maadooyiinka Soomaaliga, Xisaabta, Carabiga iyo Farqurxinta.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here