Bulshada Jubbaland oo loogu baaqay in ay caruurta Tallaalaan

0
35

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshad Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa bulshada ku dhaqan deegaanada Jubbaland ugu baaqday in ay Carruurtooda geeyaaan Tallaalka si’ looga hortago cudurada faafa.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here