Mashruuc loogu horumarinayo Xoolaha oo laga daah-furay deegaanka Balanbal ee Somaliland

0
40

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Axamed Cabdi Muuse oo kaashanaayo Masuuliyiin ka socoday Hay’adda Beeraha Aduunka ee FOA ayaa si wada jir ah xariga ugu ka jaray Mashruuc Xoolo-Naaxin ah islamarkaana laga hirgeliyey Deegaanka Balanbaal ee Degmada Gar’adag.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here