Wasaaradda Haweenka Soomaaliya oo tababar ku saabsan doorka Nabadda iyo Amniga ugu soo xirtay Haween laga soo kala xulay Gobolada Dalka

0
72

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- in kabadan 140 Haween ah oo bartay ka shaqeynta Nabadda iyo Amniga ayaa Munasabadan Loogu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana kaso qeyb galay Wasiiro Xildhibano iyo marti sharaf kale, waxaana so qaban qabisay Wasaaradda Haweenka Soomaaliya, Agaasimaha Waaxda Hormarinta Haweenka Wasaaradda Haweenka Soomaaliya Sacadiya Maxamed Nuur ayaa Sharaxday u jeedada Munasabada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here