Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo xariga ka jartay iskuul wax lagu bari doono agoonta degmada Guriceel

0
72

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Ee Galmudug ayaa degmada Guriceel ee Gobalka Galguduud xariga uga jartay iskool wax lagu bari doono agoonta Guriceel iyo deegaanada ku teedhsan.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here