Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha diinta Jubbaland oo kawarbixisay kaalinta ay ka qaadato dhismaha Masaajida

0
55

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaraadda Awgaafta iyo Arimaha diinta kubbaland ayaa ka hadlay shaqooyinka Wasaraadda wuxuu sharaxaad ka bixiyay doorka ay Wasaraadda ka qaadato dhismaha goobaha cibaadada sida Masaajida laga hirgaliyay deegaanada Jubblaland.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here