Kooxda Man City oo La wareegtay Xiddiga Sávio.

0
44
Savinho of Manchester City signs for Manchester City at Manchester City Football Academy on July 18, 2024 in Manchester, England. (Photo by Lexy Ilsley/Manchester City FC)

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kooxda Man City ayaa xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga Sávio, ciyaaryahanka ayaa noqday saxiixii ugu horeeyay ee kooxda Man City inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaaga.

Man City ayaa xaqiijisay in uu Sávio qalinka ku duugay heshiis 5 sano ah oo uu kula joogi doono kooxda Man City.

Xiddiga Sávio ayaa Man City ugu soo biiray lacag dhan 25 milyan oo euro iyo 15 milyan oo Guno ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here