Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cadaaladda Jubbaland oo sheegay in bulshada si hufnan leh ugu shaqeeyn doonaan

0
53

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir kuxigeenka wasaaradda cadaalladda iyo Dastuurka  Jubbaland Bashiir Adan Geedi oo kaqeeb galay Shirka Bahda cadaaladda Soomaaliya oo mudo afar maalin ah ka socday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose loogana had layay sidi kor loogu qadi laha arimaha cadalada ayaa sheegay in ay bulshada Jubbaland ay ugu shaqayn doonaan waxyaabihii kasoo baxay shirka bahd Cadaalada dalka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here