Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo khayraadka Buluugga ah ee Jubbaland oo ay wahelinayaan Wasiiradda Wasaaradaha Ganacsiga iyo Gargaarka ayaa Magaalada Kismaayo ka daah-furay Shirkada Sommarine oo ka shaqayn doonto soo saarista iyo dhismaha noocyada kaladuwan ee doomaha kalumaysiga,xamuulka iyo dalxiiska.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.