Xafiiska Ururka Qareenada Jubbaland oo maanta Xariga Laga Jaray

0
38
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dowladda goboleedka Jubbaland ayaa maanta xarigga ka jaray xafiiska Ururka Qareenada Jubbaland oo u adeegi doono bulshada Kunool Jubbaland
Xarigga ka jaray xafiiska Ururka Qareenada Jubbaland ayaa waxaa goob joog ka ahaa Xildhibaano ka tirsan Jubbaland , Gudomiyaha Maxkamadda Sare ee Jubbaland , wasiiro iyo qaar ka mid ah Ururka Qareenada Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here