Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Sharaxadda baabuurta lagu galbiyo Aroosyada iyo diyaarinta goobaha Xafladah sida hoolalka huteelada iyo sidoo kale xeebaha ayaa waxay fursad shaqo oo ay noloshooda ku mareyaan u noqotay qaar kamida dhalinyarada kunool magaalada kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.