Kulan looga hadlaayay Arrimaha Dhaqaalaha Qorshaha Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho

0
41

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay arimaha dhaqaalaha dalka iyo qorshaha qaranka ee 2025-2029.

Kulan oo aay soo agaasintay wasaaradda qorsheynta Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka socday 15 wasaaradood oo ka dhisan dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here