Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay Kulan looga hadlayay xoojinta Arimaha Xuquuqul Insaanka

0
34
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudigga xuquuqul insaanka Golaha wakiilada Jubbaland iyo xubno kasocday bulshada rayidka Jubbaland ayaa waxaa maanta magaalada Kismaayo lagu qabtay kulan loga hadlayay xoojinta arimaha xuquuqul insaanka
Marka uu kulanka soo dhamaaday waxaa warbahinta la hadlay xubon ka tirsan Gudigga xuquuqul insaanka Golaha wakiilada Jubbaland waxiyna ka warbixiyeen waxyabaha loga hadlay shirka inta uu socday.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here