Shirka bahda Cadaaladda Soomaaliya oo Kismaayo lagu so gabagabeeyay

0
40
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shirka Bahda cadaaladda Soomaaliya oo mudo sadex maalin ah ka socday aqalka martida ee dowlladda Jubbaland ee magaalada Kismaayo ayaa maanta la soo gabagabeeyey Shirkaan ayaa inta uu socday waxaa looga wada hadlay caqabadaha ku meersan arimaha cadaallada iyo sinaanta iyo sida halka maanta la joogo looga dhaqaaqi karo oo kor loogu qaadi-karo arimaha Cadaaladda.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here