Haween barakacayaal ah oo isku xilqaamay Nadiifinta goobaha danta guud ee Baladweyne

0
42

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Haweenkaan barakacayaasha ah ee ku nool qaar kamid ah kaamamka maagalada Baladweyne ayaa si isku tashi ah u nadiifiyo goobaha muhiimka ah ee maagalada

Goobaha ay Nadaafadda ka sameeyaan ayaa waxaa ka mid ah Bundada nuurxawaad, suuqa xoolaha,Daraawiishta iyo suuqa qudaarta oo ku yaala xaafadda Buundaweyn ee maagalada Baladweyne.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here