Gudoomiyaha Ururka dhalinyarada Cagaarsan oo kawarbixiyay shaqada ay qabtaan

0
47

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Dhalinyarada Cagaarsan oo ah Urur ay ku midaysanyihiin Dhalinyaro ka shaqeeysa arimaha bulshada isla markaana jira mudo sanada ayaa qabtay hawlo wax ku ool u ah bulshada.

Ururkaan ayaa inta badan u dhaqdhaqaqa arimaha ilaalinta deegaanka, iyagoo inta badan dib urdhiraayn iyo cagaarin ka sameeya magalada kismaayo sidoo kale waxay ka shaqeeyaan nadafada magalada  ururkan ayaa sidoo kale sameeya arimo samafala iyaga oo gargaaro gaarsiiyay dadkii ku barakacay masiibadii Elniino.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here