Shirka Qiimeynta mashariicda dalka ka socota oo Muqdisho ka furmay

0
38

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Qorsheeynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene oo ka hadlay furitaanka shirka qiimeynta mashaariicda dalka ka socota ayaa sheegay inay muhiim tahay helidda hab lagula xisaabtamo halka ay maraan lacagaha loo qorsheeyey mashaariicda dalka ka socota.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here