Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda Jubbaland oo shirka Kismaayo uga furmay ku tilmamay guul

0
29

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka Jubbaland Bishar Aadan Geedi oo ka hadlayay shirka Madasha Hoggaaminta Wax ku-oolka ah ee bahda Caddaalada Dalka oo u shaley Kismaayo ka daahfuray madaxweynaha Jubbaland eyna ka soo qeyeb galeen mas’uuliyiin bahda cadaaladda heer Fadaraal iyo heer Dowlad Goboleed islamarkasna socon doonta muddo afar maalmood ah ayaa Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka Jubbaland u sheegay in ay tahay guul weyen oo u so hoyatay bahda Cadaaladda Soomaaliya.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here