Dagmada afmadow oo laga dareemayo horumaro kala duwan Oo ay ku talaabsatay

0
320
Kismaayo(Idaacada Waamo)Waxaa mudooyinkii danbe Dagmada afmadow laga hirgaliyay mashaaricyo hormarineed oo kala duwan .
Kuwaas oo ay kamid yihiin  Waxbarashada , Caafimaadka iyo mashaaricyo kale oo muhiim u Ah bushada ku nool dagmada afmadow.
Gudoomiyaha Dagmada Yuusuf Xasan Xussen ayaa ka war bixiyay isbadalka dhanka hormarka Ah Ee kajira Dagmadaasi.
 Dhanka kale gudoomiyaha ayaa bulshada reer afmadow ugu baaqay in ay ka shaqeeyan Hormarka iyo nabad galyada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here