Qiimaha lagu raaco magaalada Kismaayo oo uu sare ukac ku yimid.

0
326

Kismaayo(Idaacada Waamo)Qiimaha lagu raaco gaadiidka dadweynaha ayaa sare u kac ku yimid kadib Roobabkii da,ayay maalmihi u dambeeyay oo saameyn ku yeeshay wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Kismaayo.

Gaadiidka dadweynaha ayaa horey waxaa loogu raaci jiray 3,kun Shilin Soomaali,balse hada ayaa lagu raacayaa 4,ilaa 5,shilinka Soomaaliga.

Qaar ka mid ah darawalada gaadiidka dadweynaha magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay sababta ka dambeysa in qiimaha gaadiidka lagu raaco sare u kaco.

R/WCabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here