Aqoonyahanada kismaayo oo bulshada ugu baaqay Ilaalinta Nabad-galyada

0
60

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-wadashaqayn xooggan oo dhaxmarta laamaha amniga iyo bulshada qaybeheeda kala duwan ayaa laga dhaxlaa xasilooni  iyo nabad galyo guud oo ka kajirta degaanka taas oo sal dhig u ah hormar.

Magaalada kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose ayaa waxa si wayn loo looga dareemayaa ammaanka kajira taas oo ay xaqiijiyeen laamaha amniga oo garab ka helaya bulshada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here