Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbland oo diyaarisay sharciga Caafimaadka Xoolaha

0
37

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa bilihii la soo dhaafay deegaanada Jubbaland ka waday dadaalo lagu horumarinayo caafimaadka xoolaha ku waas oo uu  ka mid yihiin mashruuca daawaynta iyo talaalka xoolaha oo mudo saddix bilood ah socday iyo Mashaaric kale oo hormarineed.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here