Gudoomiyaha degmada Kismaayo oo si adag uga hadlay xoolaha ku dayacan magaalada iyo badqabka wadooyinka dhawaan la dhisay

0
43

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Dagmada kismaayo ayaa Gudoomiyay shir loogaa hadlayay hawlaha shaqo ee dowlada hoose gaar ahaan sidii wax looga qaban lahaa xoolaha lagu soo daayo magaalada, kuwaas oo caqabad ku ah wadooyinka la dhisayo iyo qorshaha cagaarinta degmada Kismaayo.

Juweeriya Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here