Bulshada Kismaayo oo loogu baaqay in ay Nadaafadda ilaaliyaan

0
56

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Naafada oo la hagaajjiyo waxaa ay door wayn ka qadataa badqabka caafimaadka bulshada waxaa ayna kor u qadaa bilicda iyo quruxda deegaanka .

Hadaba si loo ilaaliyo nadaafadda deegaanada ayaa Maamulka degmada Kismaayo waxaa uu bulshada ugu baaqay inay qashinka is fogeeyaan ayna iska diwaan galiyaan shirkada qashinka ka qaada magaalada ee geeya meelaha loogu tala galay in qashinka lagu gubo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here