Gudoomiyaha degmada Afmadow oo codsaday in laga qayb qaato dhismaha garoon Diyaaradeed

0
77

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudomiyaha degmada Afmadow ee gobolka Jubada hoose Maxamed Amiin oo malmahan safar shaqa ku joogay magalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa kawar bixiyay xalada degmada Afmadow isagoona ku baaqey in laga qayb qaato dhismaha garoonka diyaaradaha ee Degmada Afmadow.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here