Wafdi ka socda DFS oo gaaray magaalada Baydhabo

0
34

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaarada Beeraha iyo Waraabka DFS  Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo wafdi u hogaminaya ayaa  gaaray magaalada Beydhabo ee xarunta Gobolka Baay,waxaan garoonka diyaradaha  Shaati-guduud ee Beydhabo ku so dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Koonfur Galbeed Isaaq Cali Subagle.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here