Beeralayda deegaanka Buulo-guduud oo kawarbixiyay noocyada dalagyada ee ay beertaan

0
39

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Bulshada somaliyeed ayaaa ah bulsho ay inta badan nolashoodu ku tiirsantahay haqashada xoolaha nool iyo tacbashada beeraha taa oo il dhaqaalo oo muhiima u ah dalka

Tacbashada dalagyada kala duwan ee beeraha ayay nolashoodu ku tiirsantahay bulshada waxayna qayb wayn ka qataan waxsoosaarka dalka iyaga oo daboole baahiyaha bulshada ee ku aadan midhaha beerahay oo si wayn loo manafacaadsado.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here