Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland oo kormeer ku tagay deegaanada dhaca waqooyiga Kismaayo

0
36
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlada Goboleedka Jubbaland  mudane Cali Aadan Sonkor ayaa socdaal kormeer ah oo xambaarsana howlo shaqo ku tagay degaanada dhaca waqooyi Kismaayo gaar ahaan deegaanada Qaamqaam, Xaaji wayne iyo deegaanka Istanbuul.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here