Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada, Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowladda Jubbaland Maxamed Nuur Caali ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la barto daweynta xoolaha iyo dhaqashooda
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.