Dib u dayactir lagu bilaabay laamiga magaalada Boosaaso

0
58

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa laga bilaabay olala dib u dayac tir looga sameeynaayo wadada laamiga an ee isku xero magaalada Boosaaso iyo Gobalada kale ee Puntland.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here