Haween ku nool Baladwayne oo noloshooda ka maareeya Ganacsi ay abuurteen

0
51

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenkaan oo kunool Magaalada Baladweyne ayaa nolosha reer kood ka maareeyo iibinta Raashinka noocyadiis kale duwan.

Raashinka ay iibiyaan Haweenkaan ayaa waxaa kamid ah Burka Bariiska Sonkorta iyo Baastada iyagoo dhaqaalaha ay ka helaan nolosha qoysaskooda ku maareeyo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here