Dowlada KG Oo ku baaqdey Joojinta Dagaal beeleedka ka socda Qoryooley

0
33

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kadib Dagaal beeleedyo ku soo lab laabtey degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha Hoose, kuwaas oo weli hada ka socda Halkaasi, ayaa waxaa Baaq Nabadeed ka soo saarey Wasiirada, Amniga iyo Cadaalada ee Maamulka Koonfur Galbeed.

Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Garsoorka Abdiqaadir Yuusuf iyo Wasiirka Wasaarada Amniga Gudaha Maamulka Koonfur Galbeed Hasan Abdiqaadir Maxamed ayaa Si wada jir ah ugu Baaqey in la joojiyo Colaada ka taagan degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here