Deegaanka Mabaax ee Gobalka Hiiraan oo laga soo sheegayo biyo la’aan baahsan.

0
37

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada ku nool deegaanka Mabaax ee Gobalka Hiiraan ayaa wajahaya xaalado biyo la’aaneed maadaama ay ka dumeen ceelashii ay ka cabi jireen biyaha, dadka ku nool deegaanka Mabaax ee gobalka Hiiraan ayaa u badan beeraley iyo xoolo dhaqato kuwaasi oo biyaha inta badan u adeegsan jiray waraabka xoolaha iyo beeraha.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here