Arday Dhameysay Waxbarashada Jaamacadda Kismaayo oo Waddo buug Difaacashada Jaamacadda

0
35

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jaamacadda Kismaayo ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay munasabad ey dufcadda 15aad ee Jaamacadda ka aflaxday ey ku difacanayeen buuga qalin jibinta sanad jamacadeedka wax barasha ee 2023 2024 bandhig cilmiyeedka sanadlaha ah ee difacashada buuga ayaa loqabtay ardeysa sanadkan ka qalin jibisay Jaamacadda Abshir Cabdulaahi Gudoomiye ku xigeenka Jaamacada ayaa kawir bixiyay munaasabadda.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here