Dhaaqtiirta Degmada Kismaayo oo ka warbixiyay astaamaha lagu garto cudarka Kansarka 

0
50
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah bulshada ku nool Kismaayo ayaa waxay la xanuusan yihiin cuduro badan oo ay kamid yihiin xanuunka Kansarka, taaso ay qaarkooda bulshada la dhibaataysan yihiin waxayna dhaqatiirta ugu baaqeen inay baaritaano sameyaan marka ay isku arkaan calaamadaha kansarka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here