Dadka ku nool deegaanka Dalsan oo codsaday in deegaanka laga hirgaliyo xarumo waxbarasho.

0
322

Kismaayo(Idaacada Waamo)Waxbarashada Waa Umihiim Qof Walibo Gaar Ahaan Ubad Soo Koraaya Degaanka Dalsan Oo kuyaalo Duleedka Kismayao Kama Jiraan Gobo Waxbarsho Iyo Cafimaad Waxana Degaankan Kunool Kudhawaad Labo Boqol Oo Qoys Oo Ah Qoysas Danyar Ah

macalin maxamed Cali ibraahim Oo  Kamid Ah Dadka Degaanka Ayaa Arday isugu Jiro Wilal Iyo Gabdho Waxkubara Gudaha  masjidka Deganka Dalsan Waxuna Idacad Waamo Ushegay In Degaanka Gabi Ahaanbo Uusan Lahen Madaraso Ama School Ay Ardayda Wax Kubartaan
Nuur xabib jaamac Gudoomiyaha Deegaanka Dalsan Ayaa Wasarada Waxbarashada Jubbaland Iyo Hey.adaha Taagera Waxbarashada Kacodsaday in Ay Dadka Degaanka Ay  Kagarab Siiyaan Sare Uqadista Waxbarashada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here