Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Physiotherapy ama dawaynta jir xanuunka ayaa muhiim u ah jirka taas oo ka wainaysa qofka inuu jirkiisu cafimaado xanuunkan ayaa ah md leh astaamo lagu garto waxana lo daweya siyaabo kala duwan
Dr Jaamac aadan Canshuur oo ah dhakhtar ku taqasusay dawaynta jur xanuunka ayaa sharxaya waxa uu yahay jirxanuunka iyo astaamaha lagu garto.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.