Hay’adda Tayo dhowrka Jubbaland oo ka digtay isticmaalka badeecadaha dhacay

0
53

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Badeecadaha kala duwan ee ka soo dega dekadda Magaalada Kismaayo garoonka diyaarahaha iyo kuwa ka soo gala xuduudaha dadlalka aan dariska nahay sida Kenya iyo Ethiopia ayaa  inta aysan Magaalada soo galin waxaa tayadooda hubiya Hay’adda Taya-dhowrka Jubbaland  si wixii tayadoodu xuntahay loo qabto ayadoo laga duulayo ilaalinta bad qaabka bulshada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here