Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo kormeeray Isbitaalka Dhuusamareeb

0
64

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug ayaa kormeer ku tegay Isbitaalka Guud ee Gobolka Galgaduud waxiyna u kuurgalay xaalada caafimaada ee isbitaalka iyo baahiyaha caafimaad ee ka jira isbitaalka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here