Haweenka Kismaayo oo ka hadlay Muhiimadda Nabadda leedahay

0
34

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa la tilmaamaa inay door muuqda ka qaataan howlaha Nabad dhisidda ee dalkeena’siyaabaha ay Haweenka Soomaaliyed uga qayb qaataan horumarinta Nabada ayaa ah waxaa ka mid ah dib u heshisiinta dadka soomaaliye ee colaaduhu dhex mareen markii dalku burburay ,u ololaynta arimaha Nabadda iyo in ay bulshada ka wacyigaliyaan dhibaatooyinka nabad la’aantu keeno.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here